Madaxweyne dal Carbeed oo shuruud ku xiray inuu la kulmo dhigiisa Erdogan

Madaxweynaha dalka Syria,  Bashaar Xaafid Al-Asad oo Wareysi khaas ah siiyey Wakaalladaha Wararka Raashiya ee RIA ayaa shuruud ku xiray kulan inuu ka qeyb galo kulan uu Madaxweyne Putin ku heshiisiinayo labada Madaxweyne ee dalalka Türkiye iyo Syria. Wareysiga oo maanta oo Khamiis ah la soo daabacay  waxa uu Bashaar Al-asad ku sheegay inuu Madaxweyne … Continue reading Madaxweyne dal Carbeed oo shuruud ku xiray inuu la kulmo dhigiisa Erdogan